Fanaaniinta soomaali

No Comments
Bulshada fanka iyo suugaanta dadka soomaaliyeed way ka dambeeyaan, markii hore waxay dhigi jireen riwaayado iyo filimaan, inkastoo lagu tiriyo filimada soomaaliyeed kuwa ka fog dhaqanka fiican, niiko iyo heeso jacayl ayaa kawada buuxa, hobalada waabari ayaa ka mid ahayd kooxaha heesa iyo kooxda iftin, waxaa ka mid ahaa fanaaniinta caanka ahaa heesaha la oran jiray Sulfa iyo Xasan aadan Samatar iyo Faadumo qaasin Hilowle.
Hadda waxaa soo batay fanaaniinta ku nool dibadda kuwaas oo iyagana heesa, laakin qaarkooda waxaa lagu arkay dhaqamo bulshada soomaaliyeed ka fog sida uu sameeyay fanaanka lagu magacaabo Cumar Shooli, sidoo kale fanaaniinta heesta iyo niinkada isku darsatay sida Fartuun Barimo oo kale aad bay u niikisaa marka ay heesayso

back to top