Ceebta jirka iyo midda fikirka

No Comments
somalida
Ceebta jirka aad bay u fududahay waxaa ku filan hal mitir maro in lagu qariyo, laakin ceebta fikirka ama maskaxda waxaa kashifaya doodda ugu hooraysa, marka waxaa la rabaa qofka inuu wax barto si uu uga badbaado jahliga, dadkeena soomaaliya waxa ku dhegan waa jaahilnimada waxa sidan dalka u burburiyayna waa aqoon darida, siyaasada soomaali ilaa iyo hadda way toosi la'dahay taas waxay tilmaamaysaa sida aan liidano oo aan u hoosayno.

back to top