Cabaayado qurux badan oo model cusub ah

No Comments
Marka aad cabaayad iibsanaysid waxaa lagaa rabaa inaad si fiican u eegtid qaabka ay u tolan tahay, iyo sida ay u habaysan tahay moodelo badan ayaa la helaa cabaayadaha 2015 iyo kuwa 2016 qaabab qurux badan ayay u samaysan yihiin, midabyo badan baa jira madow buluug cagaar, kafey, teeda kale marada ay cabaayadda ka samaysan tahay waa muhim waa inay ahaataa maro kuwalati leh, waxyaalaha quruxda badan ku samaysan oo  ah naqshadaha waa muhim, qiimaha waa kala duwan yahay qaabka ay u samaysan tahay ayuu u noqonayaa, sidoo kale kuwa laga helo Dubai aad bay u khatarsan yihiin, quruxda aad ay ugu dadaaleen dadka tolay, jirka way ku haboon tahay mana dheera mana gaabna, sidoo kale dhererka waa muhim, waa inay jirkaaga ku haboon tahay, haddii aad buuran tahay mid kugu haboon ayaa la helaa haddii aad caato tahayna sidaas oo kale.


cabaayadaha carabtacabaayad qurux leh

cabayad fican

qiimaha cabaayadda

tu caadi ah2016

back to top