Dumarka raanida ah Facebook ku soo batay

No Comments
facebook ayaan ku bartay
Dad bulshada ku takhasusay ayaa waxay sheegaan Facebook inuu isu rogay meel ay ku bateen haweenka jirkooda ka ganacsado, waxaa lagu kala badalanaa taleefanada iyo cinwaanada, waxaa la sheegay naagaha dhilooyinka caalamka inay noqdeen kuwa ku gaado nimanka soo gala Facebook, waxay samaysanayaa guruubyo ama pageyo markaasa ayay soo galiyaan sawir qaawan iyo nambar taleefan, dhilada marka ay rabto inay is gado Facebook ayay adeegsanaysaa, taasna waxay ku badan tahay India iyo Latin America, waxaa la sheegay tignolajiyada sahal ayay ka sii dhigtay sharmutanimada haweenka, sharmuutooyinka ku nool dacalada caalamka waxay heleen meel ay nimanka si sahlan uga ugaarsan karaan, sidoo kale waxaa soo galaya Youtube sawirada niikada ama kuwa filimada galmada naagaha sharmuutada ah waxay ku qoraan comment oo la socoda taleefan nambar, carabta xitaa way ku faaftay sheekadan, soomali iyagana way sameeyaan inkastoo ay ku yar tahay arintan marka loo fiiriyo dadka kale.

back to top