Xubinta gabadha bukan sidee lagu garan karaa

No Comments
Xubinta gabadha bukan sidee lagu garan karaa
Xanuunka jirka meelaha ugu daran oo haweenka ka xanuunsadaan waa xubinta taranka, naagaha marka ay meesha ka xanuunsadaan waxay noqonaysaa meel dhacaan cad oo ur badan soo dayso, waxaa laga yaabaa inay u gudbiso xanuunkaas ninkeeda, jabtada ayaana loo yaaqaanaa, naagaha jabto inaysan ku dhicin baa loo haystaa, jabtada naagaha way ku dhacdaa, meesha oo dhan ayaa bukanaysa, siilka faruurihiisa iyo gudihiisaoo dhan waxaa ka soo yaacaya nabro xunxun oo xanuun badan waxaa laga yaabaa inay yeeshtaan mlax qurun badan, waxaa laga rabaa gabdha inay ku dadasho nadaafada cambarkeeda, shuunka mala rabo inuu bato, waayo shuuka siilka wuxuu yeelnayaa jeermis marka uu bato isaga iyo kastuumada ayaa isku dhegaya meesha oo dhan waxay noqonaysaa meel carun badan leh, iyoo baro, jirrooyinka galmada kama foga meesha, sidoo kale shuunka marka uu gabadha ku bato wuxuu yareeyaa dareenkeeda kacsi.
marka uu siilkeeda bukan yahay, galmada ayay ka dareentaa xanuun iyo dhibaato, wuu soo uraa sidoo kale waxaa laga yaabaa inuu nabro yeeshto iyo finan

back to top