Xanuunka jacaylka rag iyo dumar yuu ku badan yahay

No Comments
Xanuunka jacaylka uu leeyahay waxaa ka mid ah cunto la'aan ninka ama gabarta wiil jeclaatay waxaa ka xirmaya abitaydka, cuntada kharaar bay la noqonaysaa, jacaylka wuxuu ka mid yahay cudurada bulshada ku dhacdo, naagaha ayuu ku daran yahay, gabarta jacaylkeeda aad buu u dhibaa habeenkii ma seexan karto, wadnaha ayaa garaacmo, waxaa kaloo jirta jacaylka marka uu noqonayo mid cadaab ah waa marka hal dhinac uu yahay taas oo laga wado ninka ama naagta keliya inay qofka kale jecel yahay ruuxa kalena uuna jecalayn midka kale, jacaylka waxaa kaloo uu leeyahay dhibaato akhlaaq ah, waayo ninka iyo naagta marka ay is jeclaadaan wax kasta ayaa ka suuroobaya, taas oo soo gali karto inay isku dhacaan, sidaa awgeed jacaylka guurka kaddib ayuu macaan badan yahay, waayo naagta aad jeceshahay waad u tagi kartaa markaad mehersato, laakin marka aadan qabin wax kuma samayn kartid waayo sino ayay noqonaysaa.
astaamaha jacaylka waxaa ugu muhimsan fikirka badan iyo wadna garaaca wiilka ama gabadha ay dareento.


back to top