Sifada nadaafada jirka hablaha lagarabo

No Comments
nadaafada naagta
wararka maanta
Wararka maanta marka aan kaaga hadlo oo la xiriira haweenka aan nadaafadda ku dadaalin waxa ay kala kulmaan nadaafad la'aanta oo aad la yaabi doontid, marka hore dumarka timo badan ayay leeyihiin, timahaas waxay u baahan yihiin in la dhaqo sitimaankiiba sedex jeer marka ay ugu yar tahay, waayo dhidid ayaa ka buuxsamaya oo ur u keenaya, waa shaambo in lagu dhaqaa, waxaa kaloo jira timaha bisqinta ama shuunka ama biskinta qofba wuxuu u kasaayo, timaahaas marka ay bataan way dheeraadaan, dumarka qaar shuunka aad buu ugu badanaa, wuxuu ka soo baxaa faruuraha silka iyo qaska (gumaarka) iyo cajiraha qaybta cambarka u dhow ilaa wareega dabada, dumark noocan ah waxaa laga rabaa inay mar kasta iska xiiraan timahaas haddii kale waxay u keenayaa cudur cuncun iyo nabro wata, wuxuu kaga soo baxayaa xubnaha taranka siiba dibnaha farjiga ama finan kaga soo baxo wareega futada, finka faruurta silka aad buu xanuun badan yahay, waxaa la rabaa inay gabadha ku dadaasho xiirida timaha bisqinta ama shuunka, sidoo kale timaha ka soo baxo taqfasha ama kilkilaha iyagana waa in la xiiraa, waayo marka ay ku bataan gabadha waxaa laga yaabaa inay shiir badan yeeshtaan oo ninkeeda uu sidaas ku naco, sababaha nacaybka ninka waxaa ka mid ah nadaafad darada gabadha, waxaa kaloo soo galaya afka, waxaa la rabaa inay dumarka si fiican u nadiifiyaan afka oo carrabka si fiican u hoolaan waayo afka marka aan la nadiifinin ur ayaa ka soo go'ayo oo uu ninka dhibsanayo, warka maanta waa kaas oo la xiriira nadaafada haweenka.
waxaa la sheegaa naagaha garoobada ayaa nadaafada ku dheereeyo, waayo waxay qibrad u leedahay ninka waxa uu ka helo xaga jirka iyo dharka iyo nadaafada, gabdhaha inta badan ma oga qiimaha ay nadaafada u leedahay xaaska.
waxaa jira naago xadiiq ah nadaafadooda aad u heer saraysa xitaa siilka foox ku uumiya oo carfiya ninka marka uu lugaheeda kala qaado oo uu cambarka kala furmo udgoon ayaa ka soo baxo ninka ma dhibsanayo. kacsi ayuu ka sii qaadaa marka uu uriyo wax udgoon.

back to top