Tahriibka iyo talaabadii Yurub news

No Comments
Maxaa la dhihi karaa dadka aan ka haraynin tahriibka badda, runtii dadka badankooda ma maqlayaan dhibka laga sheegayo tahriibka loo galayo yurub, siiba marka la marayo badda Libya oo taliyaanga lagu tago, doonta la raacayo waa doon ay u dhamaatay, maalin kasta waa lagu dhamaadaa, maxaa dhacay dadka naftooda miyay naceen, waxaa la sheegay naag soomaali uur leh ayaa saarneed daraad doon dad tahriibayaal waday, doonta ayay ku dhex dhashay, maxaa ka rafaad badan adoo doon ku dhalay, waa dhibka ugu xumaa adoon ku soo maro.


xaliimo bulshofaadumo saalim

fartuun xamarfaay lafoole


back to top