Halkey joogaan dumarka aad sawirada u soo geliya netka

No Comments
Marka ay taleefanada soo baxeen gaar ahaan kuwa camerada leh, waxaa soo batay sawirada ay soo geliyaan naagaha soomaaliyeed webyada caalamka sida Facebook iyo Flickr, habala waagii hore sooma galin jirin markii la adeegsan jiray emilada ama MSN iyo Paltalk, laakin marka la galay casirga Facebook aad bay u soo galis bilaabeen, tolow naagahaas dalkey ku nool yihiin, runtii haweenka aadka u adeegsado waxay ku kala nool yihiin, dalalka USA, Canada,  Denmark, UK, Norway Holland Sweden iyo Australia UAE, Malaysia, iyo Kenya, Ethiopia, iyo dalal kale laakin way ku yar yihiin, hadaba maxaa loo soo galiyaa sawirada internetka, taas waxay u noqonaysaa qofka sawirkiisa soo galiyo dad waxay rabaan in la arko noloshooda sida ay u nool yihiin, waxay soo sawiraan guryahooda, cuntadooda, qolalkooda, ilmahooda, marka aduunka wuu isku dhex darsamay, waa yaabka yaabkiisa


taleefanada soo baxeen

 u noqonaysaa qofka jiray emilada ama MSN iyo
maxaa loo soo galiyaa sawirada internetkadeegsado waxay ku kala nool yihiin, dalalka USA Canadaguryahooda, marka aduuka wuu isku dhex adeegsanin la arko noloshooda sida ay u noo yihiin

back to top