Somali guy cooking nin cunto karinaya

No Comments
Somali guy cooking
Ragga soomaaliyeed gudaha dalka ku nool badankooda ma caawiyaan xaaskooda maxaa ku dhacay? kuwa dibadda ku nool ayaa kagaga fiican arintaas, ninka soomaaliyeed wuxuu u  arkaa inuu xaaskiisa kaalmeeyo dullinimo, taas ma igu waafaqsan tahay, ninka meeshan canjeerada ku dubaya waa nin rag ah, wuxuu ka fiican yahay boqolaal soomaali oo jaad cuneyaal ah oo darbiyada waqtigooda ku lumiya xaaskooda aan hal qaado u soo qaban karin isagoo og xaaskiisa mashquulka ay ku jirto ayuu leeyahay waryaa xaliimo cashada keen, markuu cashada cuno wuxuu leeyahay waryaa xaliimo caano ii keen, markuu dariirta tago oo uu arko barkinta aan toosnayn waryaa xaliimo kaali barkinta toosi, ma laysinimo ayay ka tahay ama wuxuu rabaa qofka la nool inuu ku dheelo

back to top