Guurka ugu macaan badan waa kee tolow

No Comments
Dadka guursada ajaanibta, waxay kala kulmaan waxyaalo badan, marka hore xagga isfahanka qof aan luqadaada garanaynin oo aan ehelkaaga la hadli karin hooyadaada iyo aabahaag, way adag tahay inaad xasilooni la dareento, sidoo kale ilmaha ma noqonayaan ilmo awood dhaqameed leh maxaayeelay kuma barbaarin guri si rasmi ah isugu xiran, teeda kale dhaqanka waa muhim, cuntada iyo qaab nololeedka qofka,  guur waxaa ugu fiican qofka dhaqan ahaan kuu soo dhow, tusaale ahaan soomaalida xitaa marka ay noqoto waxaa wanaagsan inuu guursado qof dhaqan ahaan u dhow xagga nolosha iyo dhaqanka, gabar soomaaliyeed qof ujeedo ma aha gabar cadaan inuu raaidiyo, dad waxay ku dhahaan gabdhaha soomaali raaxada kuma dheereeyaan gal,ada kama helaan, waxaan ku dhihi lahaa arintaas sax ma aha, wadan kaste wuu leeyahay gabdho dhowmada ka helin iyo kuwa ku waalan.


naaag somali

shida naagta a y leedahaylove leejolabalafood somali



back to top