Sixaaqa ay dumarka sameeyaan maxa ukeena

No Comments
naagaha raaxaysta
sixaaqa dumarka
Feelkan waa feel aad u adag kaas oo ah naagaha isu raaxeeyo, afka carabiga waxaa la dhahaa sixaaq afka ingiriiskana waxaa lagu magaacaabaa lesbiyaan maxaa keena in naag naag kale u raaxayso? marka hore waxaad ogaataa wax kastoo xun inuu shaydaanka qurxiyo, marka labaad nafta insaanka haddii aan laga reebin wixii xun way macaansanaysaa, marka seddexaad in sahal laga dhigto furidda cowrada dumarka, hadaba marka naag ay naagaha kale agtooda aysan sida la rabay isugu asturin waxaa imaanayso in jirkeeda laga arko waxyaalaha khaaska ah markaas oo naagta kale ay taabataba iyadoo caadi ka dhigayso sheekada dareen ayaa marka imaan kara, mar waxaa la sheegayo naago soomaali ayaa sawiro gurigooda ku galayay waxaa sawiraysa isla naag kale marka dharka ay baddalanayaan iskama baqayaan kastuumo yar ayay isku reebayaan oo jeexa siilka keliya qarinaysa iyo duleelka futada labada bari iyo cajaraha baaanka ayay yaalaan, xataa nag waxaa la arkaa marka ay ka sheekaynayso qaababka siilalka ay u yaalaan inay keeda furo ay tusto haweenka kale, marka sidan ay arinta noqoto waxaa dhacaysa in lays damco, waxaa la dhahaa gabdhaha kaftankooda waa ka xun yahay midka raga waxaa laga yaabaa naasha inay iska qabtaan ama siilka inay iska taabtaan, su'aal kale qaabka ay naagaha isugu raaxeeyaan waa qaabkee? qaabab badan ayay isugu raaxeeyaan dumarka waxaa ka mid ah inay is fareeyaan naasaha inay iska dhuuqaan inay cambarka iska leefaan inay wax isu galiyaan sida gus caag oo kale ama ama moos cayriin ama qajaar ama inay labada faruurood cambarkooda isku rugaan lugaha ayay sida maqaska oo kale isugu laabayaan markaas silka afkiisa wuxuu qabanayaa midda kale siilkeeda markaas kulayl ayaa ka dhalanaya labada xubnood
maxaa lagu tirin karaa raaxada ay isu raaxeeyaan dumarka? galmada ay sameeyaan dumarka dhexdooda waa denbi mana banaana inay sidaas sameeyaan ama ay isu siigeeyaan, waxayna u keenaysaa cawaaqib xun oo dhib aduun iyo aakhiro

back to top