Sheekh nuuradin rooble xuurshow warcadaaday

No Comments
Sheekh nuuradin rooble xuurshow warcadaaday2
Ninkan waa caalim culimada soomaali ka mid ah, wuxuu akhrin jiray tafsiirka quraanka kariimka iyo naxwaha, wuxuu ahaa nin aad u wanaagsan, waxaa la dhahaa Sh. Nuurdiin Xuurshow, tafsiirka wuxuu ku akrin jiray masjidka siigaale ee xaafadda Hodan , sidoo kale naxwaha wuxuu ku akhrin jiray masjidka raxma ee xaafadda hawlwadaag, Ialaahay ha u naxriisto dad badan ayuu wax soo baray.

back to top