Guurka maslxada ku salaysan waa sidee

No Comments
Ninka samankan marka lagu yiraahdo yaad guursanaysaa gabar ku nool yurub ama mid ku nool africa jawaabta rag badan waxay noqonaysaa midda ku nool yurub, tolow naag ma waxaa loo guursadaa in lagu tago meel ama waxaa loo guursadaa mustaqbal? haddaan nahay somali guurkeena wuxuu iska noqday mid ku salaysan maslaxo guurka maslaxada ku dhisan ma aha guur lagu liibaano oo raaxo laga helo, waxaa laga qaadaa jahwareer iyo walwal






back to top