Ninkii derbiga shaneemada garaacay sheeko

No Comments
naag dheer

gabar cas

gabar faruuraha u weyn

labois jecel
Waxaa la sheegaa nin soomaali reer baadiye ayaa wuxuu galay shaneemo markuu arkay nin oo ay dad badan garaacayaan intuu u orday derbiga filinka ka shidan yahay ayuu usha la dhacay isagoo rabay inuu u hiiliyo ninka lagu garaacayay filinka

back to top