Naag adiga jecel iyadana nin kale rabto

No Comments
Caashaq jacayl waxaa la dhihi karaa ninka markuu xaas ka dhigto gabarta, waayo jacaylka ka baxsan guriga waa jacayl been ah, rag baa waxaad arkaysaa u ooya naago aysan qabin, naagtana nin kale ayay u oynaysaa, sidoo kale naagaha soomaali waxay qabaan dabeecad yaab badan, taasoo ah ninka marka uu yahay nin maskiin ah way ku tuntaan, waxay leeyihiin anaga kama helno nin aan karti lahayn, shukaansiga cad way jecel yihiin, gabdhaha badnkooda taleefaka ayay rabaan inay ku raaxaystaan taas o khatar ku ah nolosha mustaqbalka dumarka, waayo marka taleefan ay u barato hadhow waxay rabtaa nin inay la sheekaysato oo ay jacayl la jisho sida filin hindi oo kale, naago waxaad arkaysaa hees hindi qaadaysa oo rabta ninka ay shukaansato inuu heesaha hindida u qaado

qaadaysa oo rabta nink ay shukaansatohadhow waxay rabtaa nin inay la


qaabka nuugista arkaysaa hees hndi qaadaysa

back to top