Kaadidaada hadday ur badan tahay iskajir

No Comments
likrw
Dhakhaatiir ayaa waxay ku ogaadeen baritaan dheer urka kaadida inuu astaan u yahay cudur aad u daran oo maskaxda ka tegsiiyaa xusuusta, qofka ka dareemo kaaidiisa ur qaab kale leh oo aan loo adkaysan karin taas waxay tilmaamaysaa inuu ninka ama naagta ku soo socda cudurkaas. caadi ahaan kaadida marka ay daahdo ur ayay yeelnaysaa sidoo kale cuntooyinka qaar waxay baddalaan urka kaadida, waa laga yaabaa inay kaadidaada cuntada baddasho hadana waxaa loo baahan yahay inaad la socoto

back to top