Goonada iyo funaanada raga maxay ku samaysaa

No Comments
Qimaarka ama garbasaarka wuxuu noqday hadda model ay naagaha ku tartamaan, gabadhaha qurbaha soo aaday oo dhan waxay ka helaan inay qaataan funaanad iyo goono iyo gorbasaar ama qimaar yar, taas waxay soo saartaa jirka naagta haddii gabadha ay leedahay calool waa laga dareemayaa sidoo kale naaso waaweyn ama dabo ballaaran, moxog dhuuban maxay u jeclaadeen naagaha soomali labiskaas maxaa ku kallifay inay dharkaas qaataan, naagta somaliyeed waxay ku qurxoon tahay xijaabkeeda caanka ahaa.
raga marka ay arkaan naago goono xiran maskaxdooda way wareegataa.

caashaqa mant jiragabar fariu

afka lee ii keena


jirkeeda ayay rabtaa inay qaado


back to top