Gariirka biyabaxa hablaha iyo macaansiga dhowmada

No Comments
Gariirka biyabaxa hablaha iyo macaansiga dhowmada2
Waxaa laga wadaa gariirka dumarka biyabbaxa naagaha marka ay gaaraan raaxada ugu dambaysay. gariirka waxaa laga wadaa xubnaha cambarka gudaha iyo murqihiisa oo si xoog u soo urura iyagoo guska ninka majuujinaya, naaga marka ay gaarto gariirka galmada waxay isu keentaa laba bowdo iyo cambarkeedana wuu soo bararaa dhacaan badan oo biyaha oo kale ah ayaa ka soo daata, dumarka taas way kula badan yihiin, naago waxaa jira sida kaadida oo kale u soo faniinaya biya kuwana waa dhacaan badan keliya oo ukunta dhareerkeeda oo kale u khafiifsan, hablaha qaarkooda waxay gariiraan dhowr jeer, gariir waxaa loogu magacaabay naagta marka ay biyabbaxayso way lulanaysaa jirkeeeda oo dhan waxay ka dareemaysaa kabaabyo raaxo ah, naasaha dabada  caloosha dhabarka dhamaan waxay dareemaysaa macaan iyo raaxo aan la soo koobi karin.

back to top