Gabdhaha yurub guurka maka reebtaa

No Comments
Hadabada marka yurub la tago qofka wuxuu arkayaa dhabta, laakin marka uu ka maqan yahay waxay la tahay wax weyn, waxaa laga yaabaa gabadha marka ay joogto Africa ama dalalka carabta inay guurka diido oo ay dhahdo aniga guur diyaar uma ihi yurub baan u socdaa, marka ay yurub lugta galiso, waxay leedahay yurub sidan may ahayd meel fiican ma aha, maxaan horay ugu soo guursan waayay, markaas ayay guurka raadinaysaa, waxaa dhici karto inay da'deeda weynaatay, guur miyay raadinaysaa ama ehelkii ayay u shaqaynaysaa

xaawo luulxaliimo cadeey

ilaanka haddacalanka cida
mana rabo hadagadaal eeg



back to top