Gabar moobeel ku sawirtay jirkeeda qawan fiiri waxa ka raacay

No Comments
Album sawiro waa laga tagay sidoo kale in footo la aado, waayo qof kasta wuxuu qaatay smart phone sawiradiisa isagaa sawiro oo marka soo galiyo Facebook ama meelaha kale oo sawirada laga helo, mobileka sawirkiisa khatar ayuu leyahay waa in layska ilaaliyaa, ma aha gabadha   inay is sawirto iyadoo qaawan, naag carab ah waxaa ku dhacday inay is sawirtay iyadoo dharaaman sida hooyadeeda ku dhashay ah, waxay sawirtay alabteeda oo furan naasaheeda siilkeeda dabadeeda dhamaan, markaas ayay u baahatay inay moobeelkeeda iibiso, marka ay damacday inay gaddo ayay sawirada oo dhan ka tirtirtay, marka ay iibisay dadkii gatay waxay soo celiyeen sawirada laga tirtiray markaas ayay ku faafiyeen sawiradii qaawanaa netka, walaalaheeda ayaa arkay iyadoo Facebook ku faaftay oo qaawan, meeshii ayay ku qabsadeen waxay ku dhahday aniga ma faafinin ee mobilka ayaan iibiyay wixii sawiro oo dhan ku jiray waan tiray, meesha ayaa waxaa ka raacday ceeb daran, jirkeeda dunida oo dhan ayuu ku faafay, ha u malaynin marka aad qolkaaga ku jirto oo aad sawiro iska qaadayso oo aad tirtirayso wax  fudud, mobleka muraayad ma aha oo jirkaaga aad ku fiirinayso.







back to top