Siddeed arimood oo aad dadka kale ku soo jiidan karto

No Comments
waano dadka ku soo jidan karto
dadka maxay kugu jeclaan karaan
maalmahan waa yaryahay qof dadka soo jiidan kara ama qancin kara, sidee aad ku soo jiidan kartaa dadka?

raaca talaabooyinkan haddii aad arbto dadka inay ku ixtiraamaan
  1. dadka ku qaabil muusood iyo dhoolacadays
  2. dadka mareka ay kula hadlayaan dhegeyso haka jeesanin iyagoo kula hadlaya
  3. qof dood badan ha noqonin oo wax kasta dood galiya
  4. naftaada in badan haka hadlin oo ha is amaanin mar kasta
  5. dadka qiimee oo caafimaadkooda iyo xaalkooda warayso
  6. dad gaar keliya hala saaxiibin ee dad kala duwan la saaxiib, dad isku da' aad tihiin iyo dad kaa weyn iyo dad kaa yarba
  7. haddii aad aragto qof fiican hakala xasdin amaanta
  8. qof dhaleecayn badan ha noqonin.
marka aad sidaas noqoto dadka aad bay kuu jeclaanayaan

back to top