Dumarka kaadida gubto maxaa rafaadkaas u keena

No Comments
Dumarka kaadida gubto maxaa rafaadkaas u keena
Laxawga laanka naagaha sababo badan ayaa keenaya, waxaa ka mid ah inuu jiro infikshan ama dhaawac xagga galmada ama gudniinka xun siiba gudniinka fircooniga labada faruuro waaweyn marka si xoog la isugu dhejiyo waxaad arkaysaa naagta inay ka dareemayso hoose cadaadis daran, mararka qaarkooda siilka gudaha ayuu ka soo bararaa, naagta waxay rabtaa mar kasta inay kaadiso iyadoon kaadi haynin, hadaba waxaan kuu sheegayaa inaad iska ilaliso siiga waayo naagaha marka ay siigada badsadaan waxay ka qaadaan cadaadis daran oo dhibaya nafteeda, waxay dareemaysaa dhibaato iyo rafaad aan la soo koobi karin.
naagaha kaadida gubto marka ay musqusha galaan waxaa inta badan u keenta kacsiga badan ama bagteeriya wasakh ah inay jirkooda soo gashay, kastuumada waxaa haboon inay nadiif ahaato shuunka isagana wuxuu keenayaa wax dhib ah.

back to top