Diraca khafiifka nimanka maxay uga helaan

No Comments
Dharka jirkaaga munaasib ku ah qaab ahaan iyo midab ahaan wuxuu ka mid yahay dooqaaga qiimaha badan , haddii aad buuran tahay waxaad iska ilaalisaa inaad gashato kastuumo dhab kugu ah, waayo dumarka buuran si daran ayay uga dhididaan hoose, marka waxay kuu keeni kartaa kastuumada cuncun, sidoo kale ha qaadanin rajstiino, dhab kugu ah, waayo iyadana sidoo kale waxay u keenaysaa naasaha dhidid badan, waxaad iska ilaalisaa dharka laaniga ah , maxaayeelay dadka ayuu gubaa, qaado dharka suufka ah oo jirka u roon, quruxdaada waxay ku jirtaa jirkaaga inaad ka ilaaliso wixii dhib u keeni kara run ahaantii, waxaan kuu sheegayaa markaad dooranayso dhar waxaad ku dadaashaa dharka ninkaaga soo jiito, dirac ha ku qaadanin banaanka, ninkaaga keliya u gasho diraca si uu u dareemo raaxo marka uu kula joogo, diraca jabuutiga oo khafiifka nimanka aad buu u kiciyaa, waxaa la sheegaa nin waxaa jira xaaskiisa marka uu u tagayo wuxuu ka dalbayaa dirac inay soo qaadato goragora ala'aan iyo rajabeeto la'aan ah iyo kastoomo la'aan ah markaas ayuu ku raaxaysanayaan,

maroogsin naag
qiimaha yartagarbaha weynka ah

gabar jeesto ahhaweenka kulul

back to top