Dibadda iyo dalka labiska dumarka

No Comments
9882

goono

five ayaan ahay

labo haween

buuran cayil weji
Sidee lagu gartaa gabadha somali ku nool iyo midda ku nool dibadda, marka aad sawirkooda ku aragto facebook ama internetka guud ahaan, runti labiska wuxuuba noqday mid isku mid ah, haweenka soomaaliyeed ku nool yurub waxay hadda u badan yihiin inay qaataan xijaab weyn kuwii dalka ku noolaana waxay u soo laabteen inay qaataan goono iyo funaadad siiba kuwa xamar ku nool, waxaa la soo muujinayaa naasahii oo taagtaagan iyo dabadii oo buuran, haweenka ku nool qurbaha siiba dalalka reer galbeed waxay xiiseeyaan jalaabiib

back to top