Raga iyo dumarka yaa ka faa'idaystay dibada

No Comments
Dadkeena ku kala nool dibada markaan si fiican u eegno yaa la dhihi karaa waxtar ayuu u keenayaa dalka soomaaliya marka laga soo laabto dibada rag iyo dumar, marka dibada lawada tagay ragii iyo dumarkii waxaa la ogaaday inay naagihii ka fiicnaadeen ragii badankooda, mas'uuliyadda asal ahaan waxaa iska leh ninka, laakin haddii qofka uu ka soo bixi waayo mas'uuliyadda naagta ayaa ka dafayso, hadabada marka aan eegno dadka yurub ku nool aad bay isu fureen taas maxaa la dhihi karaa yaa sabab u ah,  caruurtaas yaa ma'uul ka ah hadabada rag badan ayaa xaasaskooda furay maxaa loo heshiin waayay haddii lays dagaalay, arimahaas kuma habboon dad muslin ah inay ku kacaan, waayo waxaa ka faa'idaysanaya gaalada kalatagga qoysaska, caruurtii ayaa lagaa qaadanayaa marka aad ka soo bixi weyso mas'uuliyadda caruurta, waxaan kuu sheegaa inaad tahay qof mas'uul ah oo aadan ahayn qof iska taagan, ka soo bax ma'uuliyadaada bulshada, way jiraa hablo badan xun oo marka ay arkeen naagta in lagu taageero wadamada yurub nimankooda soo tuuray, oo bacda madow u soo dhigay albaabka, oo booliska u wacay, laakin naagaha oo dhan ma aha

astaanta sheekadadharka guduud
gabar dheershekaf ah
naaska soo baxsannaasaha waaweyn

back to top