Dhibaatada siigada keeni karto

No Comments
Dhibaatada ninka siigada u keento
rafaadka siigada
Dhalinyaro badan waxay dhameeyeen saabuun iyo saliid macsaro, qofka marka uu soo qaangaaro wuxuu baranaa wax la yiraahdo seego (siigo) taas oo ah intuu soo qaato saabuun ama saliid oo marka bahalkiisa ku daliigo, marka uu waxyar daliigo geedkiisa si daran ayuu u taagmaa markaas biyaha ayuu soo tuuraa isagoo macaansanayo, markaas ayuu damaa bahalkiisa, tani waa seegada wiilasha, tan gabdhahana iyada way ka duwan tahay, gabdho waxaa jira faraha ku siigaysta kuwo waxaa jira biya kulul ku raaxaysta, si kastaba ha ahaatee intee dhib ay ku keeni kartaa siigada qofka samaynaya? runtii dadka qubarada ah waxay u sheegaan siigada dhibaatooyin badan inay leedahay waxaa ugu muhimsan ninka ama naaga siigada u barta inuusan galmada caadiga ka helin, sidoo kale biyabax degdeg ayaa ku dhacayo oo dhaqsi ah marka uu bahalkiisa cambarka ku taabtaba, sidoo kale ragga waxaa ka dibcaha geedka, raga bahalkooda marka uu taagmo waxaa laga rabaa inuu noqdo sida dhagaxa oo kale, laakin ciyaalka siigada u bartay bahalkooda waa balaq naagaha kuma qancin karaan, waxaa kuu fiican si aad uga badbaado dhibka siigada leedahay inaad ka fogaato oo aad sabarto, waxaa kugu filan dhib biyabax degdeg waayo daawo uma helaysid.

back to top