Dhaqanka wadmada yurub laga arkay

No Comments
Dhaqanka cusub ee soomaalida dibadda la soo baxeen waxaad ka dareemi kartaa dharkooda iyo labiskooda, dumarka carabta badankooda madax iyo timaha ayay furteen siiba naagaha ka yimid dalka marooko tuunis aljeeriya Lebanon suuriya falastiin masar, ilaa iyo hadda waxaa lala yaaban yahay dumarka somalida ku nool wadamada shisheeyaha siiba yurub, waayo waxay badankooda ku dhegan yihiin dhaqankooda labiskooda diintooda, way jiraan kuwa isqaawiyay oo raacay wadamadadaas dhaqanka u yaalla


back to top