Dadka reer miyiga sida ay isugu raaxeeyaan

No Comments
qabiilka ugu baaiyaha ah
dhaqanka miyiga
Reer baadiyaha waxaa loola jeedaa dadka ku nool miyiga gaar ahaan maryooleyda reer baadiyaha ah waxay leeyihiin dhaqamo yaab badan, waxaa ka mid ah dhaqamadooda in dadka meel banaan saxaro ama kaadi u tagaan rag iyo dumarba xitaa qubays ayay u aadaan banaanka, dadka xoolaha dhaqda oo baadiyaha degan waxay u aadaan meelaha banaanka qubays iyo kaadi, sidoo kale naagahooda ma qaataan dhar jirkooda astura, naagaha garaha oo caanaha ku gadi jiray magaalooyin sidoo kale naagaha abgaalka iyo gaaljecelka waxay ku soo bixi jireen maro keliya iyadoon wadan garbasaar, naaskeeda banaanka ayuu soo baxaa mana qarsato, sheekada aad bay u cakirnaan jirtay, xaga galmada mugdi ayaa laysku cunaa naagta iyadoo hurdayso ayaa loo tagaa, shumis wax la dhahaayo ma jiro iyo waan ku jeclahay, naagta raashiin lalama cuno

back to top