Biyaha nimanka ugu fiican maxaa lagu gartaa

No Comments
Manida raga ama shahwada nimanka waxay u noqonaysaa nooca cuntada ninka uu cunayo, raga biyahooda way kala badan yihiin wayna kala adag yihiin, wayna kala kulul yihiin, biyaha ninka oo sida la rabay ah waa inay cadaadaan oo ay adkaadaan oo ay ka bataan  seddex dhibic oo xoog leh, sidoo kale waxaa lagu gartaa biyaha ninka nadiifka ah marka ay dharka gaaraan quraansho ayaa soo raadsanayso, hadaba sidee aad kaga dhigi kartaa biyahaaga kuwa fiican? waxaad badsanaysaa 

  1. ukunta dabiiciga 
  2. iyo basasha 
  3. iyo caanaha 

intaba biyaha raga ayay badiyaan, haddii aad rabto biyahaaga inay kululaadaan waxaad cunaysaa basbaaska iyo sanjabiilka, iyo toonta haweenka aad bay uga helaan biyaha kulul oo wax gubo, macaan daran ayay ka qaadaan, marka ninka ku shubo siilka shahwada oo ay kulushahay gabadha jirkeeda oo dhan ayay ka dareemaysaa awoodooda, sidoo kale haddii guska uu yahay mid jileec ah biyaha sida laga rabo uma soo boodaan, gus taagan oo awood leh ayaa biyihiisa boodaan.





back to top