Aroos somali iyo aaran naag

No Comments
Bulshada maryoley aad bay isu guursadaan aadna way isu furaan, xamar waxaad arkaysaa gabar yar garoob ah, sagaal iyo toban jir ah, oo labo nin soo martay, guurka waxba kama aha soomaaliya sidoo kale furiinkana waa sidaas, taas macnaheeda waa araan naageed, waayo bulshadaha kale guurka aad buu u adag yahay, siiba bulshada carbeed, waxaad arkaysaa gabar jirto afartan oo nin la', wadamada qaarkood naag haddii la soo furo lamaba guursanayo, sidaas ayay ku duqoobaysaa ama dhilo ayay noqnaysaa. soomaalida waqooyi waxaan filayaa inay kaga duwan yihiin koonfurta arinta furiinka, isma furaan sidoo kale jabuutina waxaa laga sheegaa in furiin jirin oo naagta iyo ninka ay ku adag tahay inay is furaan, marka ay kala tagayaan waa mar ay u kala dhamaatay.

qooqdaranwasmadoon
raaxada dadka u baahannaag aroos ah
naag buuran cayilangabar diyaar ah

back to top