Sabuunta cambarka dumarka balbalka ukeento marka ay ku dhaqaan

No Comments
soap girls
Saabuunta balbalka indhaha u keento siikana way gubaysaa sidaas baa lagu gartaa, balbal ayay u kentaa haweenka markay ku dhaqaan cambarkooda saabuunta qaarkeeda, taas waxaa ka dhalanayso xasaasiyad daran, gabadha waxaa laga rabaa inaysan gudaha u gelin saabuunta, waayo cambarka gudihiisa madda ay ka samaysan tahay saabuunta uma adkaysan karo, waxaa la rabaa marka hore inay biya caadi si fiican ugu dhaqdo kaddib saabuunta faruuraha kore keliya ku dhaqdo, sidoo kale dumarka saxarada isaga dhaqayo saabuunta ma aha inay faraha dabada geliyaan iyagoo saabuun leh, waxay keenaysaa balbal kulul, waxay noqonaysaa qof kaadi daran hayso oo kale, nadaafada waa muhim siiba marka gabadha ay iska dhaqdo xaarka, marka uu xaarka ku daaho caloosha ur badan ayuu yeelanayaa, laakin marka ay caloosha sida la rabay u socoto xaarka aad uma uro, waxaa kaloo la rabaa inay ka ilaaliso wasakha saxara ka soo harto siilka inuu galo, nadaafadda waa uhim inay ku dadaasho gabadha marka ay rabto inay nolo fiican ku noolaato xagga raaxada ninkeeda iyo caafimaadka xubnaheeda tarank. sabuunta afka english waxaa la dhahaa soap.

back to top