Naagta buufiska lafaha ka galay jacayl maku dhacaa

No Comments
i geeya yurub
Naagaha kenya ku nool waxaa la sheegaa inay badankooda meesha u joogaan leen iyo buufis, naagta marka uu buufis ku jiro guur diyaar uama aha, gabar baa waxay dhahday aniga ilaa aan yurub ka tagmo kacsi iskuma arkayo, waayo qalbigayga oo dhan waxaa ka buuxa jacaylka yurub, marka ninka soomaaliga waxaan uala talinayaa inuu ka fogaado gabar buufis ku xuub siibtay oo uu lafaha ka sii galay, naagtaas guri kuu dhaqi mayso iska ilaali, lacag ayay u baahan tahay iyo inay shaqayso ama cayr ku noolaato, haddii aad rabto inaad guri fiican dhisto naag kale raadi oo nin iyo ilmo buufiskeedu yahay

back to top